Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Tiina Intelmann (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Tiina Intelmann iyo xubno la socday. Xamse Barre iyo Danjire Tiina Intelmann ayaa kulan ay yeesheen uga wada hadlay xoojinta mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub ka taageero Dowladda Soomaaliya ,iyadoo lagu saleynayo howlaha hortebinta u leh … Continue reading Ra’isul Wasaare Xamse Barre oo Arrimo muhiim ah kala hadlay Tiina Intelmann (Sawirro)